Sannad wanaagsan oo wacan asxabta
Happy new year everybody
Gott nytt år på er

Sannadka cusub sanad kheyr qabo Allah hanoga digo inshallah

Blog using your mobile phone - One of the best blogging apps on the market - Click here

Likes

Comments

Galab wanagsan asxaabta. Aniga dangeyga waa 17:03 Galabnimo
Waa Malin saabti . Badana sabtida iyo axada waxaa jira ciyaaro gaar haan Yurubta Sida ingriska fransis, italiya iyo Isbin
Laakin Aniga badana waxaan dawa horyaalka Ingriska mar marna waxaan dawaada kuwa kala sida Fransis iyo isbin

Aniga waxaan tageera weyn u ahay Arsenal -England waxaana soo raacda Real Madrid -Spanien

LKn Arsenal iyo Real ba biri ayey ciyaaraya. Inshallah

Likes

Comments